Waan nabad qabay, ka hor Aragii, Barashadii iyo la kulankaagii maalmihii wacnaa ee na soo dhaafay, waxaan ahaa wiil gabi ahaanba ka maran haasaawe haween. Caadeysi, Calaacal, U jajabnaan jaceylka gebi ahaantii, waadse badashay, bur-burisay, ood meesha ka saartay gebi ahaan fikir iyo cadaadyadii waxaad ii noqotay isha aan aan farxo, igana murugsiin kartaa. Waxaad iga dhigtay baahane aragaaga u baahan, sekin iyo saacad kasta waxaad sabab u noqotay noloshaada aan nowday bukaan daawo, dabiib iyo daganaan hadalkaaga kaliya ugu filan yahay. Waxaad ii yeeshay boqolaan balwadood oo Araga, Maqalka, Baahida, Xiisaha, Maqalka, iyo Boholyowgaagu ka mid yihiin, waxaan arkay awood iyo itaal kasta oo aan dunidaan ku joogay in uu jaceylkaagu waxba kama jiraan ka dhigay. Marna waxaan ilaaweyn in si kasta oo xeerarka nolosheydu u arkayeen inaad aheyd qofka kaliya ee aanan iska xadeyn karin xeerka iyo sharciyadeyduna qaban karin. Waxaad noqotay sidii madaxweyne kali t...
XAQ WAXAAD U LEEDAHAY LACAG LA'AAN INAAD WAX KU BARATO.