Skip to main content

Posts

Showing posts with the label DAREEN TABIN

ERAYO JACEYL - DAREEN TABIN

  Ma qasab baa ineynu u xiisno kuwa tagay waliba dhaqaaqay socod aanan soo noqosho ka muuqan, kuwa aynu rabnay kuna bixineynay waqtiga iyo maalmaheenii wacnaa oo dhan.    Maxey inoo siin waayeen ogolaanshaha aynu ku oran laheyn Erayadii ugu dambeeyay inta aysan naga tagin ka hor si aan u ogaano dareenkooda.    Nolosha kuma qurux badna kalinimo wehel ayay dooneysaa blse marwalba waxaan aaminaa qof qaldan kalsooni fara badan ayaan u hibeynaa lkn sidaan ka rabnay kamaba helno.    Kuwa naga tagay wey fiicnaan laheyd in ay hal jaanis nasiiyaan si aan ugu sheegno wax walba oo dareenkeena ku saabsan anagoo faraxsan macsalaameyno waliba sagootino   "MAXAAD ODHAN LAHEYD ADI? Waan sii macsalaameyn lahaa waxa aan u sheegi lahaa dareenada quruxda badan ee aan horay ula soo qaatay, jaceylkaan u qabo daraadiisa.    Waxaan uga warami lahaa sida aysan nolosha dha-dhan u laheyn iyaga dabadood, sida aan ugu xiisay, ii maqal saaxiib dhamaantooda uma wada x...