waxaan ahay ruux kuu ooman waxaana la liitaa jacayl aan kuu qabo waxaana dareemi kartaa heerka uu gaarsiisan yahay iyo xanuun uu leeyahay qof sidayda oo kale dhibane u ah, runtii uma malaynayo jacaylka aan kuu qabo in uu yahay mid qof bini aadam ah lagu daawan karo, waayo bartamaha habeenkii kama bogto hurdada oo boga iyo wadnaha beerkaad buul ku leedahay , biyaha aan cabaayiyo baadka aan cunaayona bilaahan ku dhaartay bidhaantaadaa iiga roon .sidaa daraadeed walaal waxaan kaa codsanayaa in aad I fahanto oo culayka isranee aan kaliga ku ahay iga qafiifiso , ogow in aad tahay qof noloshayda ku dhex beeran oomarna aad kaa maarnin . Qalbigeyga wuxuu u kala go'ay gabal gabal sidaad iiga fogaatay nafteyda aad bey u qeylineysaa iyadoo ilbiriqsi kasta agmaraya. Maqaarkeygu wuxuu dareemayaa qaboow isagoo diirimaadka ka sii baaba'aayo indhaheyga ilmo aayar u sii qul-quleysa. Waxeyna si tartiib ah hoos ugu daadanayaan dhabanadeyda daqi...
XAQ WAXAAD U LEEDAHAY LACAG LA'AAN INAAD WAX KU BARATO.