Nolosha waxan ka bartay dunida iney tahay mid gad-gadoon badan, xaalka aad maanta ku sugan tahay midaan aheyn beri inaad gali doontoπππππππ π· Nolosha waxan ka bartay qofka waqtiga aad u baahan tahay inaadan heleynin laakiin waqtiga uu isaga kuu baahdo inuu ku helo uu jeclaan lahaaππππππππ π· Nolosha waxan ka bartay qof kasta wuxuu raadiyo inuu heli doono, laakiin ay hal shuruud kaga xidhan yihiin taasoo ah in uu dadaal dhab ah la yimaadoπΉπΉπΉπΉπΉπΉπΉ π· Nolosha waxan ka bartay qalbiyada dadka iney is bad-badalaan, is badalkaasna ay sabab u tahay daruufaha dunida iyo dhibaayooyinkeedaπ―π―π―π―π―π―π― π· Nolosha waxaan ka bartay qofkii iga tago in aanan sugin, qofkii iga cararana aan ka daba cararin, kaliya aan ahaado ruxdaacada si aanan u rajp beelin❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️ π· Haa Nolosha waxaan ka bartay inaanan garaacin albaab anigoo hortaagan la iga xidhay, iyo inaanan sugin wax aan jeclaa oo hadana la igu dhahay waligaa heli meysid❤️π©Ή❤️π©Ή❤️π©Ή❤️π©Ή❤️π©Ήπ π· Nolosha waxaan k...
XAQ WAXAAD U LEEDAHAY LACAG LA'AAN INAAD WAX KU BARATO.