Nolosha waxan ka bartay dunida iney tahay mid gad-gadoon badan, xaalka aad maanta ku sugan tahay midaan aheyn beri inaad gali doonto๐๐๐๐๐๐๐
๐ท Nolosha waxan ka bartay qofka waqtiga aad u baahan tahay inaadan heleynin laakiin waqtiga uu isaga kuu baahdo inuu ku helo uu jeclaan lahaa๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ท Nolosha waxan ka bartay qof kasta wuxuu raadiyo inuu heli doono, laakiin ay hal shuruud kaga xidhan yihiin taasoo ah in uu dadaal dhab ah la yimaado๐น๐น๐น๐น๐น๐น๐น
๐ท Nolosha waxan ka bartay qalbiyada dadka iney is bad-badalaan, is badalkaasna ay sabab u tahay daruufaha dunida iyo dhibaayooyinkeeda๐ฏ๐ฏ๐ฏ๐ฏ๐ฏ๐ฏ๐ฏ
๐ท Nolosha waxaan ka bartay qofkii iga tago in aanan sugin, qofkii iga cararana aan ka daba cararin, kaliya aan ahaado ruxdaacada si aanan u rajp beelinโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธ
๐ท Haa Nolosha waxaan ka bartay inaanan garaacin albaab anigoo hortaagan la iga xidhay, iyo inaanan sugin wax aan jeclaa oo hadana la igu dhahay waligaa heli meysidโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉน๐
๐ท Nolosha waxaan ka bartay in ay dunida meerto tahan kan maanta ladan beri wax la'aan noqonayo, kan maanta wax haysana beri uu xoolo aduun heli doono๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐ
๐ท Nolosha waxaan ka bartay nafteyda iney ku tiirsanaato go'aanadan goonida u leeyahay in aanan ruux dan iga laheyn garab ka raadsan wuxuu ahaadaba ha ahaadee๐๐๐๐๐๐๐
๐ท Waayaha nolosha waxaan ka bartay dumarka iney ku qurux badan yihiin xijaabka iyo dhoola cadeynta, laakiin dumarkeena soomaaliyeed dalka markey joogaan ku xijaabta intooda badan markey dalka dibadiisa tagaan xijaabkii iska tuuraan๐๐๐๐๐๐๐๐
Shan waxyaabood uu rabo qofka doonaya inuu dareenkaaga ku ciyaaro ama kuu gafo๐ท๐ท๐ท๐ท๐ท
1- Waxqabadkaaga oo dhan wuxuu ka soo qadaa mid aanan waxtar laheyn si aad uga xanaaqdo una niyad jabtoโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธ
2- Markuu hal qalad kugu arko wuxuu dib u soo faqaa qaladaad mar hore kaa dhacay si uu xaalka u sii murjiyo๐๐๐๐๐๐๐
3- Hadalka ayuu isku dayaa inuu kugu xidho ama si qalad ah ayuu u fasirtaa hadaladaad dhahdo adiga๐๐๐๐๐๐๐๐๐
4- Hadii aadan sameyn siduu isaga markaa rabo wuu kula sagaalaa isagoo muran, dood, waliba aanan micna laheyn kugu furaya ama wuuba ku gooyaa๐๐๐๐๐๐๐
5- Markasta ayuu qalbiga kaa dhaawacaa adne go'aan kama qaadatid, ama intuu dhib geysto ayuu dhahaa waan kula kaftamaayay, parank ayay iga aheyd, iyo sidaa ma ula jeedin, ee iga raali noqo oo been ah
Xariga mar go'ay misana la gunaday (La isku xidhay) marar badan hadii la isku gunado xidh maahee wuxuu noqon doonaa gunado uun๐ณ๐ณ๐ณ๐ณ๐ณ๐ณ
Taasi waxaa la micno ah xidhiidhada marar badan go'ay misana la isku soo gunaday hal iyo laba jeer iyo ka sii badan๐ฑ๐ฑ๐ฑ๐ฑ๐ฑ๐ฑ
๐น ๐ค๐ผ๐ณ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐บ๐ถ๐ป ๐ต๐ฎ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐ถ๐ป
๐น ๐ค๐ผ๐ณ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ป๐ฎ ๐ถ๐๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ด
๐น ๐ค๐ผ๐ณ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ฏ ๐ต๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐ป
๐น ๐ค๐ผ๐ณ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐บ๐ถ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ถ๐ป ๐ต๐ฎ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐ถ๐ป
1- Qofka wajiga furan inta badan waa qofka ugu qalbiga wanaagsan bulshadana ugu daacadsan๐๐๐๐๐๐๐
2- Qofka qosolka badan inta badan waa midka ugu murugada badan dadka uu la nool yahay๐ท๐ท๐ท๐ท๐ท๐ท
3- Qofka sheekooyinka si kala baxsan in loogu sheekeeyo inta badan waa qofka runta jecel๐๐๐๐๐๐
4- Qofka xanaaqa badan inta badan waa qof qalbi wanaagsan sababtoo ah dulmiga ma jecla wax uu dhibsanayo in lagu sameeyo ma ogolaanayoโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธโฃ๏ธ
5- Qofka ka naxo aragtida lamaanahiisa ama qofka uu jeclaa inta badan waa qof qiyaana badan๐น๐น๐น๐น๐น๐น
6- Qofka xanaaqa yar inta badan waa qof naxariis badan bulshada uu la nool yahayna ay jecel yihiin๐๐๐๐๐๐
7- Dadka raali gelinta badan inta badan waa dadka qal-qaaliga ah rabana waxkasta oo jira in miiska wadahadalka la isugu yimaado dabadeedna lagu xaliyoโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉนโค๏ธโ๐ฉน
8- Dadka aanu u quurin dadka kale waxey haystaan "๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ" inta badan waa qof uu caqligu ku yar yahay๐๐๐๐๐๐
9- Hadaad aragto qof kibir iyo isla weyni badan inta badan dadka noocaas ah waa doqomoโค๏ธโ๐ฅโค๏ธโ๐ฅโค๏ธโ๐ฅโค๏ธโ๐ฅโค๏ธโ๐ฅโค๏ธโ๐ฅโค๏ธโ๐ฅโค๏ธโ๐ฅ
10- Dadka masuuliyada dadka ay la joogaan qaado qalad iyo sax inta badan waa dad garasho dheer oo aad u dulqaad badan๐บ๐บ๐บ๐บ๐บ๐บ๐บ
XAQ WAXAAD U LEEDAHAY LACAG LA'AAN INAAD WAX KU BARATO.
Comments
Post a Comment