Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Fariimo jaceyl

ERAYO JACEYL OO AAD U XANUUN BADAN - ILEEN BEEN BAAD ILA JILEYSAY

  Waan nabad qabay, ka hor Aragii, Barashadii iyo la kulankaagii maalmihii wacnaa ee na soo dhaafay, waxaan ahaa wiil gabi ahaanba ka maran haasaawe haween. Caadeysi, Calaacal, U jajabnaan jaceylka gebi ahaantii, waadse badashay, bur-burisay, ood meesha ka saartay gebi ahaan fikir iyo cadaadyadii waxaad ii noqotay isha aan aan farxo, igana murugsiin kartaa. Waxaad iga dhigtay baahane aragaaga u baahan, sekin iyo saacad kasta waxaad sabab u noqotay noloshaada aan nowday bukaan daawo, dabiib iyo daganaan hadalkaaga kaliya ugu filan yahay. Waxaad ii yeeshay boqolaan balwadood oo Araga, Maqalka, Baahida, Xiisaha, Maqalka, iyo Boholyowgaagu ka mid yihiin, waxaan arkay awood iyo itaal kasta oo aan dunidaan ku joogay in uu jaceylkaagu waxba kama jiraan ka dhigay. Marna waxaan ilaaweyn in si kasta oo xeerarka nolosheydu u arkayeen inaad aheyd qofka kaliya ee aanan iska xadeyn karin xeerka iyo sharciyadeyduna qaban karin. Waxaad noqotay sidii madaxweyne kali talis ah oo bulshadiisa ka foge...

ERAYO JACEYL OO CALAACAL IYO WAANO AH

  IGA RAALI NOQO MA SOO LAABAN KARO    Fahmid la'aanta aad i fahmi weysay ma aysan noqon kaligeed waxa ina kala fogeeyay, balse waxaan qaadan waayay is daba marintaada iyo laaca dhal-dhalaalka been abuurka ah, Kadibna ay ku tuseen dadkii aad la jaalka aheyd, wax macno ah ma sameyneyso inaan kuu calaacalo, balse dareenka aan kuu hayo sir iyo caadba isagoon qarsooneyn waan kugu tusay.    Doorashadaadiina wey kaa qaloocatay, oo anigoo si dhab ah kuu jecel waliba farxad walba ku dareensiin jiray ayay iga kaa weecisay, taasina ma aysan kabin jabkii dhexdeena yaalay. Anigu waan tagay mana soo laaban karo ma lihid awooda aad danteena ku kaabi laheyd, sababtoo ah wali dhabtii iyo dheeshii ayaa isaga kaa dhex yaacsan.    Waana damacaaga u iyo hogaansanaantiisa wali waxaad jeceshahay ayaadan baran sida loo ilaashado, wanaag oo dhan korkaaga ha ahaato.    Farxad ku dhameyso maalmaha dhalanteedka ah ee runta mooday anigana waqtiga iiga lumineysay, waxaan...

FARIIMO JACEYL QOF KAA FOGAADAY - ERAYO JACEYL QOF KAA TAGAY

    FARXAD KU WAAR!!! ___________DHAMBAALO JACEYL___________ Waad iga tageysaa anigoo si dhab ah kuu jecel, waxaad iga tageysaa ma markaad ogaatay qalbigeyga in uu adiga kugu waalanayo, noloshana adiga kugu koobay. Ka hor inta aadan iga tagin, nolosheydana aadan ka bixin, waqti yar isii ii ogoloow in aan kuu sheego dareemayaal gubaya qalbigeyga. MAHADSANID Waxaad aheyd ruuxii i baray sida jaceyl dhab ah loo bixiyo, xaqiiqdii waligey qof adiga kaa horeeyay umaanan jeclaanin sida aan adiga kuu jeclaaday. Kama qoomameynayo kala fogaanshaha dhex-deena ka dhacaya, sababtoo ah waxaa dhamaaday waqtigii inoo qornaa jaceylkana halkaan ayuu xiligiisa ku ekaa. Markii ugu horeysay aan ku baranayay aniga qalbigeyga wuxuu ahaa mid saafi ama nadiif ah, oo aanan wax dhaawac ah qabin, blse maanta adiga dhaawac baad igaga tageysaa. Sidaan markii ugu horeysay ee shalay markii aan is baraneynay gacma furan kuugu soo dhaweeyay, ayaan maanta markaad iga tageyso gacma furan kuugu sagootinayaa. Sida...

FARIIMO JACAYL OO MURUGO BADAN - MAXAAN KUU JECLAADAY

  Waxaad ogaatay in aan ku jeclahay, blse ismaadan weydiinin sababtaan kuu jeclaaday, taasina waa sababta aad marwalba u sababsato dhaawaca qalbigeyga Waxaan isku dayay marar badan in aan kugu dhaho iga daa dhaawaca aad qalbigeyga u geysaneyso waan danqanayaa blse markasta waxaan xasuusan jiray in aan ku jeclahay Dadka qofkaad is barataan waad u dabeecad wacan tahay, blse aniga oo agtaada farxad ka soo doonta waad igu dabeecad xun tahay, oo indha aad igu aragtidba ma qabtid Maxaan kaa galabsaday oo sidaan iigu galeysaa, ma jaceylkaan kuu qaaday ayaa dambi ahaa, mise adiga ayaanan u qalmin jaceylka aan kuu qabo Blse maanta kadib ma heli doontid cid kaa fikirta ama wehel kuu noqota sababtoo ah aniga markii aan kaa fogaado meel dheer markaan tago ayaad ogaan doontaa waxaan kuu ahaa ama sidaan kuu jeclaa Aduunyada la yaab malahan markaad aragto lamaanahaagii aad farxada ka soo doonatay blse aadan ka heleynin wax dhoola cadeyn ah waxaad ku faraxdaa markaan nolol mugdi ...

Fariimo jacayl oo qalbiga taabanaya

FARIIMO JACAYL AH  OO LAGU SALEEYAY DHACDOONYINKA DHABTA AH EE DHEX MARA DHALIN YARADU MARKA AY HAASAAWAHA KU JIRAAN  Jacaylku ma ahan wax ku cusub aduunka mana ahan wax lal yaabo  waana shay qaali ah waxaana u malaynayaa dadka waxaa ugu nasiib badan qofkii la jeclaado Fariimo jacayl oo calaacal ah Wllo mcn maxaa dhacay ma miyirkaa lagaa maray , ma ilowday wacadkii , maxaadse beenta intaas leeg igu sheegaysay oo aad u dayacday jacaylkii inoo dhexeeyay. Mcn maxaad uga dhigtay ubixii aynu mudada dheer  kusoo rafaadnay barbaarintiisa mid aan sal iyo baartoona lahayn. !!!! ogow maalmaha aduunyada ninba waa markiisee hadaad maantay goysana markaygaan kusugayaa Hadii aad i xumaysay waxba kama qabo ilaahay ayaan talo saaranayaa lakiinse waxaad ogaataa inaan ku jaclahay waqti kasta oo aan kusoo xasuustona cidloyaan dareemaa  markasaan kaligay iska ooyaa  … Walaal waa aduun xaalkii waxaana horay loo yiri (samra sadkiisa waa helaa ) hada wixii ka d...