Skip to main content

Posts

Showing posts with the label FARIIMO JACEYL OO MURUGO BADAN

FARIIMO JACEYL OO CALAACAL AH

  Waxaa jira dad dabiici ahaan wanaagsan, qalbigooduna weyn yahay, wey ku cafinayaan Mar koobaad, Mar labaad, Mar sadaxaad, iyo Mar afaraadba, Laakiin hadaad ka bad-badiso wey tagayaan waligoodna dib kuuguma soo laabanayaan, xusuusnoow qofka iska indha tira qaladadka aad ka galeyso una dulqaata ma ahan doqon sidoo kale mana ahan indhool.    Taas badalkeeda isaga waaye qofka jaceylka xad dhaafka ah kuu qaba oo aanan dooneynin in uu sekin qura ku waynin, isaguna wuxuu isku dayayaa sida ugu fiican in uu kuu ilaaliyo.    Laakiin waxaa laga yaabaa in uu gaaro heer uusan maqli karin xitaa cudur-darashadaada sababtoo ah qalbiyada nadiifka ah oo wax jecel hadey mar niyad jabaan dib uguma laaban doonaan sidii hore.    Waqti badan ka dib ayay halkaan ku kulmeen iyadoo maalin ciid ah wuxuuna ku yiri waan kuu xiisay waqtigii aan kala maqneyn.    waxaan ahay ruux kuu ooman waxaana la liitaa jacayl aan kuu qabo waxaana dareemi kartaa heerka uu gaarsiisan ...