Skip to main content

Erayo jacayl oo Dardaanan ah





 

Waxaa la igu yiri "Dadka yaa u fiican"❓️
Waxaan ku jawaabay qof xumaantaada arka misana kugu jeclaaday sidaad tahay kuuguna dulqaatay‼️
Waxaa la igu yiri "Dadka yaa u xun"❓️
Waxaan ugu jawaabay qof wanaagaaga arkay dabadeed wanaagaaga dartiisa kugu nacay‼️
Waxaa la igu yiri "Dadka yaa ugu wax bixin badan"❓️
Waxaan ugu jawaabay qof qalbigiisa ku siiyay misana aanan kaa codsan inaad qalbigaaga wax ka siiso‼️
Waxaa la igu yiri "Dadka yaa u murti badan"❓️
Waxaan ugu jawaabay dadka waxaa ugu murti badan hooyada xiligey qancineyso cunugeeda ka xanaaqay, misana ay rabto iney qanciso cunugeeda‼️
Waxaa la igu yiri "Dumarka teebaa ugu naxariis badan"❓️
Waxaan ugu jawaabay hooyada xiliga uu cunugeeda ka xanuunsado iyo gabadha xaaska ah goorta uu xaajigeeda ka xanaaqo, labadaas ayaa dumar ugu naxariis badan‼️

Erayo Jacayl oo Daraaran ah
1- Qofna naftaada haku qasbin, ama dul saar ha uga dhigin sharaftaada ayaa waxkastaba kaaga qaalisane ilaasho gabarey
2- Adiguna qofna yuusan naftiisa kugu qasbin adigoonan marna raali ku aheyn la joogistiisa iyo la noolaanshiyahiisa
3- Inaad darbi ku tiirsato ayaa kaga wanagsan intaad garabkiisa ku tiirsan laheyd qof aanan adiga dan kaa laheyn
4- Inaad kaligaa noolaato ayaa kaaga fiican intaad qofkaagii saxda ahaa ka heleyso intii qof maqan booskiisa laguugu buuxin lahaa
5- Naftaada ha dul dhigin si aad naf kale u hesho darteeda, sharaftaada ayaana waxkasta kaaga qiima badan walashey
6- Qofka uu maqnaashiyahiisu bato ugu dambeyn waala hilmaamaa qofad wax badan ka maqneyd ha weydiin sababtuu kuu kuu xasuusan waayay kuuna hilmaamay
7- Ka dheeroow ruuxii kaa dheeraado, si kastoo la joogiisa u jeceshahay, soo dhaweyso kii ku soo dhaweysto xitaa la joogiisa hadii aadan rabin ama aadan ku qanacsaneyn

Calaamadaha Lagu garto qofka Wax jecel :-
Go'aan maka gaartaa inaad dib u wicin❓️
Go'aan maka gaartaa inaad dib ula kulmin❓️
Go'aan maka gaartaa inaad,qalbiga ka saartid❓️
Go'aan maka gaartaa inaad xasuusta ka tirtid❓️
๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—บ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฑ๐—ฎ๐—ป‼️
Hadana ma isku aragtaa adigoo wacaya tafonkiisa/keeda, ma aragtaa adoo hadana la kulmaya laabta kaaga jira/jirta, waliba ma sii aragtaa adigoo jaceylka kugu sii laba bogleeyay❤️‍๐Ÿฉน❤️‍๐Ÿฉน❤️‍๐Ÿฉน❤️‍๐Ÿฉน❤️‍๐Ÿฉน❤️‍๐Ÿฉน❤️‍๐Ÿฉน❤️‍๐Ÿฉน
Waliba oo ku leh intaan shalay ku jeclaa in ka badan ayaan ku jeclahay, ma is aragtaa adoo hadana xusuustii sawiradii dib uga soo qaadanaaya mise aragtaa adoo qalbiga ku sasabaya waa nolosheydii๐Ÿ’˜๐Ÿ’˜๐Ÿ’˜๐Ÿ’˜๐Ÿ’˜๐Ÿ’˜
Markaad wada kulantaan mid kastaba midka kale ma raali geliyaa isagoo qaladka dusha iska saaraya, hadaba hadaad  qof sidaan ah tahay waan huba inuu jaceyl dhab ah ku hayo๐ŸŒท๐ŸŒท๐ŸŒท๐ŸŒท๐ŸŒท๐ŸŒท
Ileen xaraarad, xiiso, hilow, iyo hamuun looma qabi karo jaceylka, hadaan marar badan la isku xanaaqin, la is dagaalin, la wada murmin, lawada doodin, la is qilaafin๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน

Comments