Jaceylkaan kuu qabo marna isma dhimayo si kasto ay waayuhu isku badalaan ogoow inaad ahaan doonto indhaheyga nuurkooda Agtaada waxaan ka helay farxad, xushmad, naxariis, iyo kalsooni aan xad laheyn, kaliya ii balan qaad inaadan iga fogaaneyn Waxaan ku siiyay qalbi aan u diiday dumar oo dhan sababtoo ah qalbigeyga wuxuu soo ogaaday inaad adiga tahay ruuxa u qalma Waxaad i siisay waxkasta aan u baahnaa sidoo kale waxaad garab u noqotay nafteyda anigana waxaan jecleystaa inaan markasta garabkaaga ahaado❣️ Runtii gacaliso waxkastoo macaan ayaan dhadhamiyay blse maanan arag shey adiga kaa macaan badan Indhaha waxaad u tahay nuur, qalbiguna waxaad u tahay dawo, noloshana waxaad u tahay wehel Ma rabo nolol qabyo ah blse waxaan rabaa nolol dhameystiran waliba farxad badan adiga kula qaato intaan wada noolnahay Waxaan ahay qofka kaliya ee markasta online ah aan hadana qof adiga aheyn marna la sheekeysan Allow yaa kuu sheega mararka qaarkood xiisaha aan kuu qabo inaan ka...
XAQ WAXAAD U LEEDAHAY LACAG LA'AAN INAAD WAX KU BARATO.