Skip to main content

Posts

Fariimo jacayl oo qalbiga taabanaya

FARIIMO JACAYL AH  OO LAGU SALEEYAY DHACDOONYINKA DHABTA AH EE DHEX MARA DHALIN YARADU MARKA AY HAASAAWAHA KU JIRAAN  Jacaylku ma ahan wax ku cusub aduunka mana ahan wax lal yaabo  waana shay qaali ah waxaana u malaynayaa dadka waxaa ugu nasiib badan qofkii la jeclaado Fariimo jacayl oo calaacal ah Wllo mcn maxaa dhacay ma miyirkaa lagaa maray , ma ilowday wacadkii , maxaadse beenta intaas leeg igu sheegaysay oo aad u dayacday jacaylkii inoo dhexeeyay. Mcn maxaad uga dhigtay ubixii aynu mudada dheer  kusoo rafaadnay barbaarintiisa mid aan sal iyo baartoona lahayn. !!!! ogow maalmaha aduunyada ninba waa markiisee hadaad maantay goysana markaygaan kusugayaa Hadii aad i xumaysay waxba kama qabo ilaahay ayaan talo saaranayaa lakiinse waxaad ogaataa inaan ku jaclahay waqti kasta oo aan kusoo xasuustona cidloyaan dareemaa  markasaan kaligay iska ooyaa  … Walaal waa aduun xaalkii waxaana horay loo yiri (samra sadkiisa waa helaa ) hada wixii ka d...

ERAYO JACAYL OO AMAAN AH

     Boqorkii ragaad tahay                                             Baxasan aan sugaayiyo kaan beegsanayay baatahay Bogaygaad kutaalaa waax yaha jirkaygana adiga kubaahoo beerkaygi baad tahay mcnow daraadaa dareen baa isaaqoo damiir kaygi taabtee dibin daabyo iga dhow dayax soo baxaayoo mugdigiyo madowgii meeshaba kasaaroo maqnaanayn nin baad tahay naftayduna hubaashii adigay kudooratay kaa daali maysee mcn adigaan ku daa imin .   Erayo Jaceyl oo amaan Labiskaaga aad ayaad ugu nuureysaaa. Ma ubaahnid in aad makeup marsato, sababtoo ah si dabiici ah ayaad uqurux badan tahay. Waxaa tahay qof la jeclaado. Maanta iftiinkaada ayaa baxo. Waxaa tahay qof soo jiidasho badan Waxaad tahay qof xaraggo badan. Waan jeclahay indhahaaga. Waxaad leedahay dhoola cadeynta ugu quruxda badan. Waan jeclahay sida quruxda badan ee aad u muuqato markii a...

QISO JACAYL OO MURUGO BADAN

Qofkasta oo dunida guudkeeda ku nool waxa uu maalin kasta arkayaa arimo uu kufarxo naftii sana hididiilo galiya , rayn rayna kureeba iyo qaar uu kanoxo oo walaac, tiiraayo iyo beer loxowsi ku beera waana sune rabbaani ah in qofkastaahi uu lakulmo. markan oo kale dadku isku maan, muruq iyo maskax ma aha,  maaraynta ama  latacaalida mushkiladahaa oo kalena kama sina . Qisadaan soo socota oo ah mid aan casharo badan kabartay aqristow adna aad kabaran dooto ayaa waxa ay dhexmartay wiil lagu magacabo c/rabi iyo inan somaliyeed oo lagu magacaabo najmo. C/rabi ayaa iga waramay sida ay wax u dheceen waxa uuna yiri :- " markii hore waxa aanu iska baranay aaladda facebook-ga xaqiiqdii aniga iyo najmo horay isuma aanan aqoon balse sawirada (photos) ka najmo oo qalbigayga taabtay aadna isoo jiitay ayaakeenay in aan kudarsado kana mid noqdo friends-ka najmo . nasiib wanaag waqti yar kadib najmo way i aqbashay durbadiiba waxaan guda galay in aan salaan iyo nabdaadin layeesho kadibna wax...

Erayo jacayl oo ku haboon in aad markasta adeegsato

  Ereyo Jaceyl oo Xanuun Badan • Haddaad Maanta iga Tagtay Maalin Maalmaha kamid ah ayaad ii soo Laaban doontaa. • Iga fogaaw ,igana dheeraaw waayo waad idayacday waqtigaan kugu baahnaa sida biyihii oo kale ,waan kuu haraadsanaa adigana waad I haraad goyn weysay oo waad I dayacday qalbigeyga ku xusuusan mayo Mardambe waayo Noloshayda oo dhan waad baa bi isey,Jacaylkii aan kuu qabay wuxuu isku bedelay nacayb,Aduunkaan inta joogta adiga ayaan kuu nebcahay. • Gabadhani waa Gabadha Bur burisay Nolosheyda oo dhan wax walboo nolosheyda ka mid ah iyadaan siiyay iyada way I xumeysay, iima arxamin silac iyo saxriirbay igelisay,Suax,iyo iyo galab har iyo habeen way i hooojisay ixsaan iima aysan samayn. • Waan Noolaan karaa la`aanteeda waayo waad I dhaawacday . • Waad iga fogaatay Gacalisadeydiyey ,keligeyga ayaad iga tagay ,Aniga waan kuu waalan rabaa ,Sideen u Iloobaa Jaceylka aad ku abuurtay Qalbigeyga ,Qalbigeyga habeen iyo Maalinba waa Mashquul ,Kafakar Jaceylkeena Qaa...

ERAYO JACEYL AH OO AY ISU DIRI KARAAN LAMAANAHA IS JECEL

  Subixii ma ubaahni inaan saacadeyda ku xirto alarm si aan u kaco, maxaa yeelay waxaad ku dhex nooshahay wadnaheyga gudihiisa waaga markuu baryo waxaad u toostaa inaaad quraac noo sameyso markaad wadnaheyga ka soo dhex toosto ayaan aniguna toosaa taasi ayaa alarm ii ah. Teleefanka aan message-ka kaaga soo diro xili walbo wuxuu u baahanyahay inaan magacaga ku qoro oo aan kuusoo diro, sida dhulka ugu baahanyahay roob teleefoonkana ugu baahanyahay jaajar ayuu jaceylkeenana ugu baahanyahay waraabin joogto ah. Waxaa inoo dhaxeeyo badweyn, buuro, iyo bari aad u dheer, anigu maahi dabeyl lakin hal sikin isii waxaan kuusoo dirayaa jaceylkeyga, oo aan soo gooynayaa inta dhul ee noo dhaxeyso, waanba kuusoo diray maheshay xabiibi. Roobku markuu da”ayo macquul maahan inaad aragto qoraxda, balse xasuusnoow waa halkeedii oo kama maqno, anigana waxaan filayaa anagoo kala fog indhaha aaysan isqaban Karin, hadana weli inaan halkeenii nahay. Marna ma arki kartid sida aan kuugu xiisay, marna ma ogaa...

ERAYO JACAYL OO MACAAN

1-Xayaati xalay dhan waan fikirayay markaas ayay Hal dhibic oo ilin ah iga soo dhacday , markaas ayaan weydiiyay oo aan iri maxaad banaanka ugu soo baxday , Dhibicdii ilinta aheyd waxa ay iigu jawaabtay waxaa jira qof aad u qurxoon oo indhahaada aad siiyay , marka aniga boos iigama banaana indhahaada . 2-Ogaaw macaan in xariirka uusan aheyn Game la ciyaarayo, ma ahan eray la iska yiraahdo, ma ahan mid bilaawda March oo dhamaanaya May , ogaaw waa beri, waa shalay , waa maanta waa mar waliba. 3-Haddii aad fariintaan tir-tirto taasi waxa ay i tusineysa in aad i jeceshahay haddii aad save gareysato waxa iyana ay ii muujineysa in aad ii baahan tahay haddii aad iska indha tirtana waxa ay ii muujineysa in aad ii xiistay .. hadaba wax aad sameyn kartid ma jirto loool . 4-Mararka qaar indhaheyga waxa ay ka maseeraan qalbigeyga , ma garaneysaa sababta maxaa yeelay mar waliba waxaad u dhawdahay qalbigeyga indhaheygana waad ka fog tahay(waan u xiisay aragtidaada.).       ...

ERAYO JACAYL OO XANUUN BADAN

• Haddaad Maanta iga Tagtay Maalin Maalmaha kamid ah ayaad ii soo Laaban doontaa.    • Iga fogaaw ,igana dheeraaw waayo waad idayacday waqtigaan kugu baahnaa sida biyihii oo kale ,waan kuu haraadsanaa adigana waad I haraad goyn weysay oo waad I dayacday qalbigeyga ku xusuusan mayo Mardambe waayo Noloshayda oo dhan waad baa bi isey,Jacaylkii aan kuu qabay wuxuu isku bedelay nacayb,Aduunkaan inta joogta adiga ayaan kuu nebcahay. • Gabadhani waa Gabadha Bur burisay Nolosheyda oo dhan wax walboo nolosheyda ka mid ah iyadaan siiyay iyada way I xumeysay, iima arxamin silac iyo saxriirbay igelisay,Suax,iyo iyo galab har iyo habeen way i hooojisay ixsaan iima aysan samayn. • Waan Noolaan karaa la`aanteeda waayo waad I dhaawacday . • Waad iga fogaatay Gacalisadeydiyey ,keligeyga ayaad iga tagay ,Aniga waan kuu waalan rabaa ,Sideen u Iloobaa Jaceylka aad ku abuurtay Qalbigeyga ,Qalbigeyga habeen iyo Maalinba waa Mashquul ,Kafakar Jaceylkeena Qaaliyey ,Wallaahi Haddaan ahaan l...