Skip to main content

ERAYO JACAYL OO XANUUN BADAN




Haddaad Maanta iga Tagtay Maalin Maalmaha kamid ah ayaad ii soo Laaban doontaa.   
• Iga fogaaw ,igana dheeraaw waayo waad idayacday waqtigaan kugu baahnaa sida biyihii oo kale ,waan kuu haraadsanaa adigana waad I haraad goyn weysay oo waad I dayacday qalbigeyga ku xusuusan mayo Mardambe waayo Noloshayda oo dhan waad baa bi isey,Jacaylkii aan kuu qabay wuxuu isku bedelay nacayb,Aduunkaan inta joogta adiga ayaan kuu nebcahay.

• Gabadhani waa Gabadha Bur burisay Nolosheyda oo dhan wax walboo nolosheyda ka mid ah iyadaan siiyay iyada way I xumeysay, iima arxamin silac iyo saxriirbay igelisay,Suax,iyo iyo galab har iyo habeen way i hooojisay ixsaan iima aysan samayn.
• Waan Noolaan karaa la`aanteeda waayo waad I dhaawacday .
• Waad iga fogaatay Gacalisadeydiyey ,keligeyga ayaad iga tagay ,Aniga waan kuu waalan rabaa ,Sideen u Iloobaa Jaceylka aad ku abuurtay Qalbigeyga ,Qalbigeyga habeen iyo Maalinba waa Mashquul ,Kafakar Jaceylkeena Qaaliyey ,Wallaahi Haddaan ahaan lahaa Cunug yar waan ooyn Lahaa ,Dhawacaad iigeysatay Dartiis.
• Waqtigaad Qalbigeyga dhaawacday ilaa iyo hadda waan ku xasuusta Malana ku iloobi doono.
• waad iga oysiisay , abaayo waxaa iga da`aayo ilin fara badan in ka badan kun ilimood ,Dhaawacaad ii geysatay dartii, waad iga tagtay anigoo ku jaceyl waad I dayacday anigoo Gacliyahaaga ah, waad idulmisa
• Maxaad Jaceylka beenta ah Qalbigeyga ugu abuurtay hadaaba idaayaceysid, Farxiyooy Ma ogid miyaa Dhaawacaad iigeysatay inuu Qalbigeyga xanuunjinaayo,Maya Maya ma ogid xanuunka ihaayo laakin aniga dareemaayo dhawacaaga xanuunkuu igu haayo wuu idanqadaa markaasaan la xanuunsadaa,waxaan isku dayayaa inaan is adkeeyo umana adkeysan karo,waxaan sameeyo markaan waayo Gacmaha ayaan kor u taagtaa dhibkeygana Rabi baan u sheegtaa.
• Markaan isku dansheeganay Daaqadihii qalbigeygana aan kuu furay ayaad Duurka cidlo ah igu siideysay Daneysato miyaad aheyd ,Dulmi ayaad ila imaatay iyo Daryeel la`aan Dembi miyaan kaagalay .
• Nolosheydiyey Maxaad iiga fogaatay oo aad ii cidleysay kama fakareysid miyaa Nolosheyda,Farxadeyda iyo hormarkeyga,ma ogid miyaa inaan aniga la`aantaada Noolaan Karin hadaan loonaadana nolosha ay Cariiri tahay,

W/Q   Cilmi siciid
fadlan  like dheh page   Erayo jacayl   si aad u husho fariimo jacayl oo aad kusoo jiita
NB…………. fadlan ilaali xuquuqda qoraaga . ogolaansho la’aana haqaadan
lasoo xiriir qoraaga WhatsApp  +249993396179

Comments

Post a Comment