Skip to main content

Posts

Showing posts from February, 2023

Erayo jaceyl oo macaan badan

    Marabo inaan ku waayo sababtoo ah nolasheyda aad bey uwanaagsaneed tan iyo maalintii aan kulanay Jaceylku wuu qurux badan yahay markaad heysato qof aad isfahmeysaan dhan waliba sida adi iifahmeysid oo kale run ahaantii adiga jaceylkeyga oo kalia matihid waxaad iitahay nolasheyda Dareenkii aan rabbey iyo baahidii aan qabayba adigaan kaa helay, doonistaydii iyo dookhaygiibana adigaa Noqday Xidhiidhku maaha in la yeesho saaxiib qurxoon ama in la yeesho saaxiibad qurux badan.  Maaha raadinta lammaane kugu habboon, qurux badan ama qani ah.  Xidhiidhku waa in la helo qof ku ixtiraama, ku danaynaya, ku fahmaya, kugu faanaya in uu ku haysto... kugu jecel sida aad tahay, ee maaha sida aad u dhaqmayso Saxiib Waxa jira qof kaga duwan  marwalba  dadka kale lajoogitaankiisa hadalkiisa iyo xitaa farxadda uu kusiinayo ay tahay wax kale 𝖨𝗇𝖽𝗁𝖺𝗁𝖺𝗒𝗀𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗒 𝖺𝗋𝗄𝖾𝖾𝗇 π–°π—Žπ—‹π—Žπ—‘π–½π–Ίπ–Ίπ–½π–Ί π—Šπ–Ίπ—…π–»π—‚π—€π—Žπ—‡π–Ί π—π—Žπ—‘π—Žπ—Ž π—‚π—π—Žπ—Œπ–Ύπ—’ 𝖰𝖺𝖺𝗒𝖺𝗁𝖺𝗀𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖽𝗇𝖺 𝖽𝗁𝖺𝖻 𝖺𝗁𝖺𝖺𝗇

Erayo jaceyl oo xul ah - Erayo Jacayl oo Qiiro leh

  Waan nabad qabay, ka hor Aragii, Barashadii iyo la kulankaagii maalmihii wacnaa ee na soo dhaafay, waxaan ahaa wiil gabi ahaanba ka maran haasaawe haween. Caadeysi, Calaacal, U jajabnaan jaceylka gebi ahaantii, waadse badashay, bur-burisay, ood meesha ka saartay gebi ahaan fikir iyo cadaadyadii waxaad ii noqotay isha aan aan farxo, igana murugsiin kartaa. Waxaad iga dhigtay baahane aragaaga u baahan, sekin iyo saacad kasta waxaad sabab u noqotay noloshaada aan nowday bukaan daawo, dabiib iyo daganaan hadalkaaga kaliya ugu filan yahay. Waxaad ii yeeshay boqolaan balwadood oo Araga, Maqalka, Baahida, Xiisaha, Maqalka, iyo Boholyowgaagu ka mid yihiin, waxaan arkay awood iyo itaal kasta oo aan dunidaan ku joogay in uu jaceylkaagu waxba kama jiraan ka dhigay.    Marna waxaan ilaaweyn in si kasta oo xeerarka nolosheydu u arkayeen inaad aheyd qofka kaliya ee aanan iska xadeyn karin xeerka iyo sharciyadeyduna qaban karin. Waxaad noqotay sidii madaxweyne kali talis ah oo bul