Skip to main content

Erayo jaceyl oo macaan badan

 



 Marabo inaan ku waayo sababtoo ah nolasheyda aad bey uwanaagsaneed tan iyo maalintii aan kulanay Jaceylku wuu qurux badan yahay markaad heysato qof aad isfahmeysaan dhan waliba sida adi iifahmeysid oo kale run ahaantii adiga jaceylkeyga oo kalia matihid waxaad iitahay nolasheyda

Dareenkii aan rabbey iyo baahidii aan qabayba adigaan kaa helay, doonistaydii iyo dookhaygiibana adigaa Noqday

Xidhiidhku maaha in la yeesho saaxiib qurxoon ama in la yeesho saaxiibad qurux badan.  Maaha raadinta lammaane kugu habboon, qurux badan ama qani ah.  Xidhiidhku waa in la helo qof ku ixtiraama, ku danaynaya, ku fahmaya, kugu faanaya in uu ku haysto... kugu jecel sida aad tahay, ee maaha sida aad u dhaqmayso Saxiib

Waxa jira qof kaga duwan  marwalba  dadka kale lajoogitaankiisa hadalkiisa iyo xitaa farxadda uu kusiinayo ay tahay wax kale

𝖨𝗇𝖽𝗁𝖺𝗁𝖺𝗒𝗀𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗒 𝖺𝗋𝗄𝖾𝖾𝗇
π–°π—Žπ—‹π—Žπ—‘π–½π–Ίπ–Ίπ–½π–Ί π—Šπ–Ίπ—…π–»π—‚π—€π—Žπ—‡π–Ί π—π—Žπ—‘π—Žπ—Ž π—‚π—π—Žπ—Œπ–Ύπ—’
𝖰𝖺𝖺𝗒𝖺𝗁𝖺𝗀𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖽𝗇𝖺 𝖽𝗁𝖺𝖻 𝖺𝗁𝖺𝖺𝗇𝗍𝗂𝗂 π–»π—ˆπ—ˆπ—Œ
π–ͺπ—Ž 𝖸𝖾𝖾𝗅𝖺𝗍𝖺𝗒 π—Šπ–Ίπ—…π–»π—‚π—€π–Ύπ—’π—€π–Ί π—†π–Όπ—‡π—π—ˆπ—

Haddii aad dhinaceyga joogi laheyd waxaan kuu hadiyeen lahaa habsiin, heer aad kala garan weydo garaaca wadnaheyga iyo kaaga❤️

Maalmaha Ugu Farxada Badan Nolasheena wa Malmaha an Heysano Qof Na jecel Naxariis Badan Xushmad iyo Kalgacal No Hayo, Waxad Jeclanaysaa Dhamaan Nolashada, Waxad arkaysa Wax walba Oo Wanagsan Xita Dadka kale Khaladkooda Durba Wad iska ilaawaysa, Way Ficnan Laheyd Inan la is Dhawicin Dacadnimo Nolasha Lagu Dhameysto

Marka aan wajigaada ku arko
Farxad iyo dhoolacadeyn dhaba ah
Markaas ayeey niyadeydu dagtaa
Qalbigeyguna ku xasilaa dhoolacadeyntaada ❤️
Daawashadaadaa sidii
Doog baxa milcsiga
Indhaha daweyso❤️πŸ₯Ί
 

Shaqsi Aan Adiga Aheen ma Daneen Doono mcnto Muhiimna iima Ahaan Doono Waayo Intaas Waxa ka Ween Naxariista GaarkaAh ee Aad i Mujisey adiga
𝖷𝗉𝗉𝗍𝗂 π–±π—Žπ—‡π—π—‚π—‚ 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝗍𝖺𝗁𝖺𝗒 π—Šπ—ˆπ–Ώπ—„π–Ί π—Žπ—€π—Ž π—†π—Žπ—π—‚π—‚π—†π—Œπ–Ίπ—‡ 𝖴𝗇𝖺 𝗀𝖺𝖺𝗋𝗄𝖺 𝖺𝗁 π—‡π—ˆπ—…π—ˆπ—Œπ—π–Ίπ—’π–½π–Ί 𝗁𝖺𝖽𝗂𝗂 𝖺𝖺𝗇 π– π—π—ˆπ—ˆπ–½ π—Ž 𝖸𝖾𝖾𝗅𝖺𝗇 𝗅𝖺 𝖺𝖺 π—‡π—ˆπ—ˆπ—…π–Ίπ—‡ π—„π–Ίπ—‹π—ˆ kπ—Žπ—†π–Ίπ—‡π–Ίπ–Ίπ—‡ π—Œπ–Ίπ—‡π—‡π—ˆ 𝗁𝖺𝗆𝗂𝗀𝖺𝗒𝗀𝖺 π—Žπ—€π—Ž 𝗐𝖾𝗒𝗇 𝗐𝖺𝗑𝖺 π–΄π—Ž π—‡π—ˆπ—Šπ—ˆπ—‡ 𝗅𝖺𝗁𝖺𝖺 𝗂𝗇𝖺𝖺𝗇 π—‡π—ˆ π–°π–Ίπ–Ίπ—π—ˆ 𝗆𝖺𝗑𝖺𝖺 y𝖾𝖾𝗅𝖺𝗒 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝖽 t𝖺𝗁𝖺𝗒 q𝖾𝖾𝗑𝗂𝗍𝖺𝗇𝗄𝖺 π–¨π—’π—ˆ π—‘π—ˆπ—ˆπ—€π–Ί n𝖺𝖿𝗍𝖾𝗒𝖽𝖺.

Qor madeydu ciyaar ciyaar mahaa qalbigey ka socotaa πŸ₯Ίqunyar hadaa ku waayo qalbigaa ixanuunaya 😩qunyartaan jeclaayee πŸ₯Ί❤️‍🩹qumantii hablahaaye πŸ‘ΈπŸ»qadarku miduu igu simaay si dhabaan kuu jeclahay πŸ₯Ί❤️πŸ•›second kaama maarmoπŸ₯Ί❤️



Comments