Skip to main content

Free education

 


Do you want to learn software engineering, data analytics, AWS Cloud Computing for free and without any cost?

Alx in partnership with Mastercard Foundation is offering scholarships for African students.

terms of this grant

that you are an African citizen
Your age must be between 18 - 34
you must have a computer and internet.
How can you file?

Click here to visit the ALX website for this scholarship


Ma jeceshahay inaad barato software engineering, data analytics, AWS Cloud Computing waliba si free ah oo aan waxa kharash ah lagaa rabin.

Alx oo wada shayan la leh mastercard foundation ayaa waxay bixinaysaa deeqwarbarsho oo loogu talagalay ardayda africa.

shuruuhada deeqdaan 

  1. inaad tahay muwaadin african ah
  2. dadaadu inay u dhexayso 18 - 34
  3. inaad haysato computer iyo internet.

sidee u xaraysan kartaa

riix halkan si aad u booqato website-ka ALX oo aad deeqdan waxbarasho ka helayso

Comments

Post a Comment