Skip to main content

Waxa Kabaro Wadan Kuyaala Yurub

   




Scholarship loogu tala galay ardayda rabto inay wax ka barato dalka Slovakia, maxay yihiin shuruudaha la iska rabo

1. inaad haysato shaadada dugsiga sare haddii aad xaraysanayso bacholar ama shahaado jaamacdeed hadii aad rabto master.

2. inaadan ahayn muwaadin solvokian ah ama aadan haysan daganaasho wadanka solvakia inta iyo 2018

3. inaadan horay waxa uga baran dalkan solvokia (dugsi sare ama jaamacadd)

4. dad daadu inay ka wayn tahay 18 sano

scholarship-ka waxayaaba ay gaarka la tahay

1. waxbarashu waa lacag la'aan

2. sidoo kale waxay leedahay mushaahar bile ah.

sidee baad u xaraysan kartaa riix halka si aad u booqato websiteka rasmiga ah.

marka kowaad waxaad maraysaan labo step

step-ka 1 Aad waad iswiiqaan galinaysaa

Step-ka labaadna waxaad bilaabaysaa xaraynta scholarship-ka balse xarayntu waxay bilaabanaysaa bisha 8 aad

sid aad isu diiwaan waad aadaysaan qaybta hoose ee website-ka adigoo ku dhufanaaya register here.

Comments