Skip to main content

study in Germany - German scholarship


Click here to visit a website where you can apply for a German scholarship

If you want to study abroad in Somalia, why do you have to study German in the first country you study in?

When it comes to education in Germany, which is of high quality, the German government invests a lot in education, which has caused the cost of attending some faculties to be between 50 Euro and 450 Euro per semester, and in addition, one can work while studying. , when you graduate, the government gives you a period of one year to look for a job, the first time you get a job, you can find it in Germany.



Riix halkan si aad u booqato website aad ka xaraysan karto waxbarasho dalka germal-ka ah

hadii aad rabto somalia meel ka baxsan inaad waxbarasho u aado maxay waajib u tahay inaad germalka ka dhigato wadanka ugu horeeya ee aad waxabarasho u aadayso

marka laga yihiimado waxbarashada dalka germalka oo tayadeedu aad u sareeyso, dowladda Germany ayaa kharash badan galisa waxbarashada taasoo sababtay in lacagta lagu dhigto faculty-da qaar uu qiimohoodu u dhexeeyo 50 Euro ilaa 450 Euro semester-kii waxaana sii dheer qofku inuu shaqaysan karo asagoo waxbaranaaya, marka aad qalin jabiso dowladu waxay ku siinaysaa mudo hal sano ah oo aad shaqo ku raadsan karo, marka ugu horaysa oo aad shaqo hesho waxay heli kartaa dalku joogo dalkan Germany.


Comments

Post a Comment