Skip to main content

Wax Kabaro Dalka China

 



Scholarship-ka shcwarzman scholars waa scholarship loogu talay inuu ka faa'daysto qofkasta

oo rabo inuu waxa ku barto dalka China gaar ahaa jaamacadda Beijing's University.

scholarship-kani waxa uu gaarka la yahay

1. waxbarshadu waa lacag la'aan

2. waxaa laguu qabaa dhaaman kharashaadka safarka iyo daganaashaha.

maxay yihiin shuruudaha la iska rabo

1. inaad haysato shahaado jamacadeed (Bachelor)

2. da` daadu inay u dhexayso 18 ilaa 28 sano

4. shahaado cadaynaysa inaad taqaano luuqadda english (Toefl, IELTS iyo iwm)

sidee baad u xaraysan kartaa

riix halkan si aad u booqoto website rasmiga ah ee scholarship-ka, kadibna waxaad u dhufataa apply  si aad u bilowda xaraynta scholarship-ka.

Comments