Skip to main content

Wax kabaro dalka Canada ah.

   



MCcall Scholarship waa scholarship ay bixiso jaamacaada McCall University ee kutaala magacaalda montreal ee dalka Canada, scholarship-ka waxayaaba ay gaarka la tahay

1. waxbarashu waa lacag la'aan

2. sidoo kale waxaa laguu qabaa dhamaan kharashaadka safarka

maxay yihiin shuruudaha la iska rabo

1. inaad tahay arday jamacadeed kaas oo bachelor-tiisi ugu horaysa qaadanaya ka hor August 2024

2. inaad backelor degree qaadatay january 2018 ama wixi ka dambeeyay

3. ama inaad bachelor qaadatay 5 sano ka hore lkn da'daadu ay tahay 30 sano ama wixii ka yar.

4. sidoo kale inaad haysato dhaado cadaynaysa inaad taqaano luuqada english ama inaad waxa kusoo baratay english.

sidee baad u xaraysan kartaa riix halkan oo booqo website-ka rasmiga ah.

ku dhufanaysaa apply Now , mara ugu horeeya waxaa u baahan tahay inaad iswaangaliso, Email-kaa, magacaaga iyo magaca awoowaha iyo taariikh aad dhalatay ayaad qoryasaa kadibna email ayaa kusoo dhacay kadiba waxaad leedahay continio.

kadib waxaa kusoo dhacaya pin, pin-ga kuugu soo dhacay email-ka iyo taariikh dalashada ayaad mar labaada galinaysaa kadibna waxaad leedahay continue. waxaad simaysanaysaa password kadibna waxaa bilaabi doontaa xaraysa scholarship-ka.

Comments