Scholarship-kaan waxaa la xaraystaa sannadkii labo jeer oo kala ah November 15 ilaa December 31 iyo 15 ilaa June 30.
.
riix halkan si aad u booqato website-ka rasmiga ah.
deeqdaan waxa barasho waxay gaar la tahay
1. Waxbarashadu waa lcg la'aa.
2. Daganaasho wadanka Germany
3. Mushaahar bile ah oo gaaraya 525 - 550 euro.
3. Waxaa laguu qabaa kharashaadka safarka iyo nolosha.
Maxaad u baahantahay si aad u xaraysato
1. Da'daadu inay u dhexayso 18 ilaa 30
2. Qof kamid qaraabadada dhow inuusan daganayn Germany.
3. Inaad leedahay khibrad shaqo oo adeeg bulso.
Si aad u hesho faahfaahin dheeraad oo ku saabsan qaabka loo xaraysto ah riix link-ga saaran profile-ka.
Comments
Post a Comment