Skip to main content

Qaabka ugu fudud oo aad ku tagi karto Dalka Canada

 


 Agri-food Pilot (riix halkna si aad faahfaahin dheeraad ah u hesho)waa program ay bixino dowlada Canada kaasoo kuu ogolaanaya inaad tagto Canada si aad ugu shaqayso wax soo saarka beeraha dalkaasi.

Haddba sidee ayaad fursadaan ugu faa'daysan kartaa, ugu horayn waxaad u baahantahay mid kamida shirkadaha ka shaqaya wax soo saarka beeraha dalka Canada inaad ka hesho Contract shaqo, 

Si aad hesho Contract shaqo waxaa booqanaysaa website-kan (riix halkaan si aad u booqato website-ka)  shirkadani waxay soo bandhigtay fursado shaqo oo kala duwan waxaad apply garagnaysaa qaar kamid ah shaqooyinkan.

Marka ugu horaysa ee aad hesho contract shaqo waxaad awood u leedahay inaad ka faa'idaysto Agri-food Pilot program si aad u hesho visa-ha iyo daganaansho  rasmiga ah ee dalka Canada


Comments