Skip to main content

fursad deeqwaxbarasho Dalka Turkey-ga

 


jaamacadda kadir Has ee dalka turkey-ga waxay bixinaysaa deeq wabarasho riix halkan si aad u bilowdo xaraynta deeqdan waxa barasho.





 
- deeqdaan waxabarasho waxay ardayga u ogolaanaysaa inuu doorto faculty-ga uu rabo.
- arayda lagama rabo shaado cadaynaysa inuu yaqaan luuqadda english-ka
- scholarship-ka waxa uu isugu jiraa dhowr nooc mid full ah iyo kuwa ardaygu uu helayo qiima dhiman gaarayso 75% ama 50%
- sidoo kale araydu waxa uu helayaa mushaahar bile ah iyo daganaasho.
maxay yihiin shuurada lagaa rabo :
- inaad haysato passpord 
- inaad haysato shaado dugsi sare oo darajada aad keentay aanay ka hoosayan 60%
- waraaqa recomendation letter oo uu kuu qoran mid kamid ah baryaashaadii





























Comments