Skip to main content

Deeq waxbarasho - Waxa ka baro dalka Russia

  



Jaamacada HSE University oo kutaala dalka russia waxa bixanaysaa scholarship.                              
Deeqdaan waxbarasho waxa yaaba ay gaarka la tahay, scholarships-ka waxay sugu jirtaa laba noc :
1.  Nooca kowaad wax barashadu waa lacag la'aan sidoo kalena waxaa ay leedahay mushahar bile ah oo gaaraya 1700 ruubil.
2. Nooca labaad jaamacadu waxay ku siinayaa scholarship 70% , 50% ama 25%.
maxay yihiin shuruudaha la iska rabo
1. inaad haysato shaadada dugsiga sare
2. sawir page-ka koowaad ee passbord-ka
3. sawir-kaaga 
4. shaado cadaynaysa inaad taqaano luuqadda english (laakiin waajib mahan)

Xaraynta deeqdaan waxbarasho waxay ku eeg tahay August 14, 2023,  sidee baad u xaraysan kartaa riix halkan si aad u booqoto website-ka rasmiga ah ee deeqdan waxbarasho, waxaadna marin doontaa lix-da step.

Comments