Skip to main content

Deeq Waxbarasho PAN African University

 


Deeqda waxabarasho ee  Pan African university waa deeq loogu talgay muwaadin kasta oo African ah.

scholarship-kan wax uu gaarka la yahay
1. arday kasta waxa bishii lasiinayaa $500
2. waxaa ardayga u dheertahay wax barasho  waa lac la'aan.

Maxaad u baahantahy si aad u xaraysato scholarship kan 
1. inaad haysata shaado jamacadeed bachelor waxaa lagaaga baahayahay shahaadada iyo transcript-ga labada. 
2. dadaadu inaysan ka waynay 30 hadii aad rag tahay, dumarkana 35.
3. inaad haysato passbord
4. CV u qoran qaab faahfaahan
5. Recommendation letter uu kuu qoray mid kamid ah macaliintii jamacaddda
6. 3 kamid ah macaliimiinta waxa kusoo dhigay oo Reference kuu ah

riix halkan si aad u booqato website-ka rasmiga ah ee deeqdan waxbarasho.

Comments