Skip to main content

Deeq Waxbarasho Dalka Australia

  


Jaamcadda University of New South Wales ee ku taala wadan Australia waxay bixinaysaa scholarship.

Scholarship-kan waxyaaba uu gaarka la yahay

1- waa shcolarship dhamaystiran oo wax kasta laguu qabo

2. sidoo kale waxaaad helaysaa mushahar bille ah

Maxaad u baahantahy si aad u xaraysato scholarship kan 

1. sawirkaaga

2. shaado dugsiga sare ardayda xaraysanaysa bacholar-ka ama heerka koowaad , ardayda xaraysanaysa master ama PhD ayaga waa laga rabaa shaado jaamacadeed

3. CV

5. Recommendation letter

4. shaado cadaynaysa inaad luuqadda English-ka taqaan.

Scholarship-ka waxay xirmaysaa 31/07/2023 si aad u xaraysato riix link-gaan si aad u booqoto website-ka rasmiga ah ee scholarship-ka 


Comments