Skip to main content

Afar Scholarship oo aad u wanaagsan.

 


1. Scholarship-ka ay bixso dowlada romania
Scholarship-kan waxa bixisa wasaaradda arimaha dibadda dalka Romania, waxaana ardayga looga qabaa dhamaan kharashaaja waxbarasha iyo deganaanshaha, scholarship-kaan waxay xaraynteedu bilaabataa bisha 9 aad sannad walba. si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah riix halkan si aad u booqato website-ka rasmiga ah.

2. Scholarship-ka dowladda Indonesia
Scholarship-kaan waxaa bixisa dowladda Indonesia ardayga waxaa loo qabaa dhamaan waxabarasha iyo nolashaba. scholarship-kaan waxay  uu furmay16th January 2023 riix halkan si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.

3. Scholarship-ka dowladda Azerbaijan
Scholarship-kan waxaa bixisa dowlada Azerbaijan, waxaana ardayga helayaa waxbarasho lacag la'aana daganaasho 5 sano ah iyo mushahar bille ah, riix halkan si aad u booqato website-ka rasmiga ah.

4. Scholarship-ka jaamacadda khalifa ee dowlada imaaraadka
scholarship-kaan waxaa bixisa jaamcadda khalifa waana scholarship dhamaystiran waxbarsho, deegaan iyo dhamaan kharashaadka safarka, riix halkan si aad u booqato website-ka rasmiga ah.

Comments