Gacaliso markii aan is guursano howlaha aad qabaneyso ogoow in aan kula qaban doono, markaad xanuunsato madaxaan kuu riix-riixi doonaa jirkoo idil kuu masaajeyn Xabiibtii waan hubaa in aad noqon doonto naxariisteyda marwalba laabteeda nasiino ka dareemi doontaa, waxaan kaa dhigan doonaa ๐๐ฎ๐ฏ๐ฒ, ๐๐ผ๐ผ๐๐ผ, ๐ช๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น, ๐ถ๐๐ผ ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ถ ๐ท๐ฒ๐ฐ๐ฒ๐น Markaad uur ii yeelatana garabkaaga ayaan soo istaagi doonaa ku daryeeli doonaa, ku xanaaneyn doonaa, kumana dayaci doonee nasiinada ugu badan baad iga heli doonta Waxaan ku dadaali doonaa inaan dhabta kugu haysto laabteydana ku geliyo anigoo Erayba Erayga ka sii macaan kuugu dhawaaqi doono si uu qalbigaaga xasilooni u helo Marwalboon shaqada ka imaado waxaan kuu keeni doonaa hadiyado aad ku faraxdo waxaan ku gudoonsiin doonaa ubaxyada kuwooda ugu carafta badan iyo fiyooraha Waxaan hubaa agteyda in aadan caajis ka dareemi doonin iyo waxyar oo dhibaato ah inkastoo bini'aadam ahay hadana qalbigaag...
XAQ WAXAAD U LEEDAHAY LACAG LA'AAN INAAD WAX KU BARATO.